Qoraal Muhiim Ah ¤ Waa sadex camal oo aan miisaanka galayn maalinka yawmul qiyaame waynaan ay ilaahay agtiisa ku wayn yihiin awgeed

Qoraal Muhiim Ah ¤ Waa sadex camal oo aan miisaanka galayn maalinka yawmul qiyaame waynaan ay ilaahay agtiisa ku wayn yihiin awgeed

Qoraal Muhiim Ah
¤ Waa sadex camal oo aan miisaanka galayn maalinka yawmul qiyaame waynaan ay ilaahay agtiisa ku wayn yihiin awgeed ¤
"camalka koowaad:
¤ dadka oo la cafiyo
ilaahay wuxu yidhi:
( فمن عفا واصلح فأجره على لله )
¤ cida dadka cafisa ee wanaajiya ajarkiisa ilaahay ayuu ku leeyahay ¤ u fiirso ajarka ama abaal marinta aad ilaahay ku leedahay ilaahay ma sheegin waa la qariyay....lamana xadidin waynaan ay wayntahay awgeed......
"camalka labaad"
¤ waa sabirka
ilaahay wuxu yidhi:
( إنما يوفى الصابروب أجرهم بغير حساب )
¤ dadka sabra waxa lagu abaal marin doonaa ajarkooda xisaab la'aan ¤ ufiirso ajarka lama xadidin waxay ku ag qarsoontahay ilaahay casa wajala waxanu qofku helayaa maalinka qiyaamaha..
"camalka sadexaad"
¤ waa soonka ¤
nabi muxamed scw wuxu yidhi:
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
) قال الله عز وجل كل عمل ابن
آدم له إلا الصوم فإنه لي وأنا
أجزي به ( رواه الشيخان
«
¤ ilaahay wuxu yidhi camalkasta oo ibnu aadanku qabto isagaa iska leh lkn soonka anigaa iska leh anigaana ka abaal marinaya ¤ subxaanalaah ajarka ilaahay ku abaal marinayo waa ajar ilaahay og yahay..... wax ilaahay kuu qariyayna wax ka wanaagsan ma laha,..
"maalinka yawmul qiyaamaha waxa dhawaaqa qof waxanu ku dhawaaqaa aaway kuwii ajarkooda kulaahaa ilaahay" markaas ayay soo baxayaan dadkii soomi jiray, dadka cafin jiray, sabrina jiray, ajarkoodana waa ajar ama abaal marin ilaahay og yahay ....... iyo cida maalinkaa lagu abaal mariyo.....
¤ subxaanalaah ilaahay waxaynu waydiisananaa inuu sida khayrku ku jiro ina waafajiyo ¤
¤ ilaahay waxaynu waydiisananaa inuu inaga yeelo dadkaa maalinkaa sida gaarka ah loogu yeedhi doono ¤
Fadlan ha hilmamina in aad shere dhahdan


thumbnail Title: Qoraal Muhiim Ah ¤ Waa sadex camal oo aan miisaanka galayn maalinka yawmul qiyaame waynaan ay ilaahay agtiisa ku wayn yihiin awgeed
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-27T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qoraal Muhiim Ah ¤ Waa sadex camal oo aan miisaanka galayn maalinka yawmul qiyaame waynaan ay ilaahay agtiisa ku wayn yihiin awgeed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 27, 2016 and have 0 comments