raaxada raga ay jecel yihiin

raaxada raga ay jecel yihiin

Ninka Ma Aqrinayo Waxa Maankaada Ku Jira : gabaryaheey ogoow waa run in haweeneyda ka baqdo in ay toos ninkeeda ugala hadasho arin ku saabsan nolosha sariirta iyo sida wax u rabto balse haddii xitaa arintaas ku qabsato isku day in arintaas ka gudubto ninkaada sii tilmaan oo ku aadan sida aad wax u rabto waa hubaal natiijo wacan ayaa ka soo baxeysa .



Ha Diidin Marka Uu Ku Soo Hamiyo : haddii ay dhacdo in aad daallan tahay isna uu ku doonayo toos ha ugu qaxayin diidmo ee samee cudur daar soconaya , Gaarisa.com waxa ay kaaga digeysaa in aad ciyaarta biloowdo adiga aan jir ahaan ama maskax ahaan aan diyaar u aheyn kulanka waayo hanaan socodka ciyaarta ayaa jahwareer galeysa




Mararka Qaar Noqo Qofka Ku Horeeya Hindisaha : u muuji ninkaada in aad u baahan tahay , sii tilmaan uu kugu fahmi karo dhab ahaan farxad ayuu ka qaadayaa marka uu arko in aad daremeyso



Samee Sheeko Inta Kulanka Lagu Jiro: inkastoo ay jiraan haween aan hadlin xilliga kulanka naxariista lagu jiro hadana waxa ay bahda Gaarisa.com ku leeyihiin ninka xaaladaas kama helo waxa uuna doonayaa xod xodasho oo kulan bilaa shanqar ah waa lagu caajisayaa .
thumbnail Title: raaxada raga ay jecel yihiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-19T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raaxada raga ay jecel yihiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 19, 2016 and have 0 comments