raaxada wasmada video

raaxada wasmada video

Waxaan halkaan uga
hadlaynaa sidee la isaga
daaweeyo biyo baxa deg deg ah.
Waxa jira taba bar nafsaani oo aad isaga
daaweyn karto biyo baxa deg deg ah, waxaana
lagu magacaabaa Kegecel Excercise.


tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada
biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne
loo bilaabo galmada dhawr jeer. 

Kegel
Excercise ayaa lagu xoojiyaa murqaha miskaha
si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo
murqahaas….


Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa
deg deg ah waxaana ka mid ah daawooyinka
dheereeya mudada biyo­baxa “”

waana daawo ah lidka­diiqada
iyo welwelka. waxaa kaloo jira bamaato
kabuubiso () ah oo la marsado taasoo keento in
dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato
muddada


thumbnail Title: raaxada wasmada video
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-26T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raaxada wasmada video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 26, 2016 and have 0 comments