Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin

Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin

Dad waxaa jira marka ay musqulaha dadka galaan waxay raadiyaan kastuumo ay naag kasoo tagtay, haddii ay arkaan aad bay ugu raaxaystaan, waxaa laga yaabaa inuu sidaas ku siigaysto, tolow taas maxaa loo celin karaa? mase la dhihi karaa ninkan waa jirran yahay?

haddaba ninka markuu kacsiga ka bato waa laga yaabaa inuu ku kacsado dharka dumarka siiba dharka hoose ay ka qaataan sida kastuumada rajabeetada iwm.

laakin haddii ninka uu sidaas caadi ka dhigto oo mar walba uu sidaas sameeyo waa qof xanuunsan oo jirran nafsi ahaan.

teeda kale naagaha waxaa laga rabaa inaysan ku soo dhaafin dharkooda musqusha, taas aad boo laaga roon yahay inay naagta ku soo dhaafto dherkeeda musqusha.

Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin


thumbnail Title: Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-30T18:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga kastuumada dumarka ursada ma jirran yihiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 30, 2016 and have 0 comments