Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

 Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu soo qaadan doona dhowr qodob oo ah waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo.

1- Dhibaato nafsiyan ah qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan kadibna marka uu guriga yimaado aan ka helin haweenaydiisa soo dhawayn aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro ka qaado haweenaydiisa ama gabadhuninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn.

qofka oo wakhtiga uu galmada bilaabayo dareema iskubuuq badan ().

Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo jeedka faraha badan.

2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jirdhkisa ka mida ah kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjir xanuunka xiniinta oo ku xanuunta iyo cudurada ku dhaca maskaxda

3- Cabida sigaarku waxay qeyb weyn ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin waayo biyaha wakhtiga galmada,sababtoo ah unugyada dhiiga qaada waxay noqdaan kuwo aad u yaryar

markuu qofku sigaarka cabo, taasoo sababta in dhiiga qofku uu xoog u shaqayn waayo.



thumbnail Title: Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-20T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 20, 2016 and have 0 comments