Riyada saxda ah sideen ku garan karaa

Riyada saxda ah sideen ku garan karaa

Qofka wuxuu arkaa marmar riyo cabsi badan oo uuna dadka u sheegi karin, 


marka uu arko aad buu uga walwalayaa riyadaas, 



aniga gaar ahaan waxaan isku arkay marka riyo cabsi leh aan arko igama tagto dhowr maalmood wxay ku sii jiraysaa maskaxdayda, 



waxaan ahay dadka riyada badan, sababo ma jiraan riyada keenaya

Jawaab:

riyada waa shaydaan ku was wasinaayo

markaaad seexaneyso akhriso ayat kursi 3 jeer kahor intaadan jiifan

marwalbaa riyootana aad soo kacdo akhriso quraanka kariimka

laba salaad rakaca ah suna ah na duko


thumbnail Title: Riyada saxda ah sideen ku garan karaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Riyada saxda ah sideen ku garan karaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 24, 2016 and have 0 comments