Salaaxida Naasaha iyo Gumeerka Waa Halbowlaha Kacsiga Dumarka(Xog Muhiim ah)

Salaaxida Naasaha iyo Gumeerka Waa Halbowlaha Kacsiga Dumarka(Xog Muhiim ah)

Waxaa si rasmi loo og yahay Ibta labada naas
iyo meesha ku hareersan ee midibkoodu yahay
cawl iyo baroor in ay yihiin goobaha ugu
dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad
ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo
bisleyn jirka intiisa kale .
Iyadoo la eegayo aqoonta ama fanka galmada
waxaa ninyahoow lagaaga baahan yahay in
marka hore aad kiciso dareemaha goobaha
dareenkooda yar yahay kacsi waalida laheyn
markaa ka dib u soo laabo goobaha
dareenkooda xoogan yahay iyadoo taasi ay
keeneyso natiijo wax ku ool ah oo ah in gabarta
gaarto gariirka galmada ama wax loo yaqaan
galmada oo laga dhargo.
Sidee haweenka looga raaxeeyaa naasaha?
Marka koowaad ninka xariifka ah waxa uu
sameeyaa taabasho jilicsan oo uu ku
sameynayo labada naas isaga ku salaaxaya
farihiisa waxaana laga rabaa in uu ka tago oo uu
iska indho tiro labada naasaha.
Waxaa habkaan loo yaqaan ciqaabta loo
baahan yahay, waxa uuna ninka uu soo
kicinayaa goobaha ku hareersan ee u dhaw
labada Ib iyadoo Ibta uu iska indha tirayo ,
markaasi labada Ib waxa ay u noqanayaan
kuwo dareenkooda aad u kacay oo yaa i
salaaxa ah gaaray halka gabartana kacsi laba
jibaaran ay gaareyso.
Waxaana fiican in naaska lagu kiciyo oo lagu
salaaxo calaancasha gacanta iyo faraha ha
hilmaamin in aada u dhawaan ibta oo aadan war
wareejin , xooga ka dib ku cayaar oo sal salaax labada Ib adiga oo aan gacanta ku adkeeyneyn
ka dib in aad bishimaha ku salaxdo ku xiji iyo
jaqid ama duuqid naaska .
Ogaaw habkaan haweeneyda kacsi waali ayay
ka qaadeysaa waxa uuna jirkeeda soo deynaya
qadar dheecaano ku dhacaya xubunta taranka
waxa uuna jirka iyo xubinta taranka u nugul
yihiin in ay qaabilaan weerarka .
Inta badan haweenka labada naas midkood
ayaa u nugul istiinka kacsiga , waxaa ninka laga
rabaa in uu weydiiyo gabadha labada naas mid
ay dareenka raaxada kacsiga ka hesho sidoo
kale gabartana waxaa la gudboon in ay u
sheegto naaska ay ka hesho waalida kacsiga .
Hadaba Sidoo sidee loo kicinayaa dareenka
xubinta taranka gabarta , waxaana weli ku guda
jiraan marxalada ka horeyso weerarka(labada
xubin oo is gala).
Marka si wacan loo soo istiimiyo labada naas oo
dareenkooda la soo kiciyo waxaa ninka laga
rabaa marka in uu kiciyo oo uu salaaxo
caloosha iyo xundhurta iyadoo daabasho tartiib
ah lagu salaaxayo lana sii raacsiinayo shumin
macaan.
Ka dib waxaa ninka laga rabaa in uu ka salaaxo
oo uu ka kiciyo calaancasha labada lug waxa
aadna ka soo bilaabeysa jilibka korkiisa illaa aad
ka soo gaarto mantiqada xubinta taranka .
Mar waliba oo aad u dhawaato salaaxida
xubinta gabarta waxaa sii xoogeysanaya arinta
loo yaqaan Ciqaabta Loo Baahan Yahay balse
ka digtoonaaw markaan in aad taabato xubinta ,
ku cel cel istiinka salaaxida calaancasha labada
cagood adiga oo si tartiib u xanta­xanteynaya oo
shuminaya , ogaaw haweenka aad ayay u jecel
yihiin in laga dhunkado qeyb waliba oo jirkooda
ka mid ah .
Sidoo kale mantiqada ka sareeya xubinta
taranka ee ay tinta ku daboolan tahay (meesha
tininta bisiqda ka soo baxdo) oo ay ku jiraan
qadar baruur ahiyo sidoo kale xididada kacsiga
aad ayay uga helaan haweenka oo kacsi
xadkiisa ka baxay ayay ka helaan .
Cilmi ahaan goobtaas waxaa loo yaqaan
Goobta Buurta oo xooga baroor ayaa saaran
waxaana lagu kiciyaa taabasho adiga oo faraha
adeegsanaya adiga oo ka bilaabaya qeybta sare
una leexanaya dhanka Kintirka balse ma
taabaneysid , waxana ninka markaan laga


thumbnail Title: Salaaxida Naasaha iyo Gumeerka Waa Halbowlaha Kacsiga Dumarka(Xog Muhiim ah)
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-26T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Salaaxida Naasaha iyo Gumeerka Waa Halbowlaha Kacsiga Dumarka(Xog Muhiim ah)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 26, 2016 and have 0 comments