Sawirro Naxdin leh: Meydadka Caruurtii Kenya ku Xasuuqday Gedo

Sawirro Naxdin leh: Meydadka Caruurtii Kenya ku Xasuuqday Gedo

Diyaaradaha Dalka Kenya ayaa Duqeyn ay ka fuliyeen Gobolka Gedo maalintii Arbacada waxay ku dileen Afur Caruur ah oo isku qoys ahaa.

Aabaha dhalay Caruurtaas oo warbaahinta la hadlay ayaa ka codsaday Dowlada Fedraalka inay wax ka qabato tacadiyada iyo duqeymaha aan loo meel deyin ee Kenya ka geysaneyso gobolka Gedo.

Hadda Sawirro ay heshay Shabakada Warqaad ayaa muujinaya Xasuuqii Diyaaradaha Kenya ku laayeen Caruurtaas iyadoona sidoo kale goobaha Xaafimaadka la dhigay qaar dhaawac ah.

DF Soomaaliya wali ma aysan ka hadlin Xasuuqa Caruurtaas loo geystay.

Dowlada Kenya ayaa safka hore kaga jirta dowladaha gumaadka ku haya Umadda Soomaaliyeed, waxa ayna mar waliba duqeymo ka fulisaa deegaano hoostaga Gobolka Gedo, 

halkaas oo shacab aan waxba galabsan ay ku dhameyso.








thumbnail Title: Sawirro Naxdin leh: Meydadka Caruurtii Kenya ku Xasuuqday Gedo
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-26T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro Naxdin leh: Meydadka Caruurtii Kenya ku Xasuuqday Gedo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 26, 2016 and have 0 comments