Sheeko kaftan ah

**** Saad uu qosoli doontaa feeerahaa ku xanuunaayo cml ****


nin ayaa xaas guursaday habeenkii aqal galka ayuu soo galay guriga markaas ayuu ku arkay 3 koofi oo miiska korkiisa saaran wuxuu weydiiyay maxa yihin koofiyadahaan 



waxay ugu jawaabtay koofidaas waxa ka dhintay ninkeygii koowaad oo la iga diley kani labaad waxa ka dhintey ninkeygii labaad oo shil gaari ku dhintey koofida seddexaad waxa ka dhintey ninkeygii seddexaad oo xanuun uu geeriyooway 



markaas ayuu inta siibay koofida madax ugu jirtay uu ag dhigay koofiyadihii kale ayuu ku yiri koofidaanaa waxaad ku dhahdaa qofkii ku weydiiyaa waxa iska lahaa ninkeygiii afraad oo lafahiiisaa la cararay 

hhhhhhhh