Sida loo samaysto xiriir jacayl

Sida loo samaysto xiriir jacayl

Bini'aadanka saddex baa mustaqbalkiisa ugu shiddo badan:- a) Saacadda uu moowdka lakulmayo. b) Saacadda uu qabriga kasoo baxayo. c) iyo saacadda Allaah uu hor istaagayo.   Adduunku waa saddex maalmood: -  a) Maalin tagtay oo aan kugu soo laabanayn. b) Maalin aad kudhex-jirto oo qorraxdeedu dhici doonto. c) Maalin soo socota oo aadan garanayn xaalkeeda iyo ehelkeeda.  BANI  AADANKA QOFKII SADDAX SHEEGO OO AAN SADAXDAAN AHEYN WAA BEENLOOW: -a) Qofkii yiri Allaan jeclahay oo aan xaaraanta kadheeraani waa beenloow. b) Qofkii yiri Jannaan rabaa oo aan xoolihiisa sadaqaysanaynina waa beenloow. c) Qofkii yiri rasuulkaan jecelahay(saw), oo aan masaakiinta jeclaynina waa beenloow.   WALAALAHU WAA SADDAXA:- a) Walaal Aakhiradaada u roon(kuxusuusiya). b) Walaal aad adduun ku walaaloowdeen. c) Iyo walaal layska weheshado oo aan meelna ku fiicnayn.  SIDOO KALE WAALO AYAA JIRO :-  a) Walaal qadada oo kale ah oo aadan kadhargi karin waana walaalka khaaliska kuu ah. b) Walaal daawo ah oo aad waqtiyada qaarkood ubaahatid, waana culumada Fiqiga. c) Walaal cudur ah, waana kan munaafaqaynta iyo laba wejiyaynta badan, kaasna uma baahnid ee kafogoow.   SADAX LAGAMA DHERGO:-  a) Nolol lagama dhargo. b) Maalka lagama dhargo. c) Caafimaadkana lagama dhargo.  SADAX 


thumbnail Title: Sida loo samaysto xiriir jacayl
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-16T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sida loo samaysto xiriir jacayl



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 16, 2016 and have 0 comments