Talo jeceel maxaan sameeyaa

Talo jeceel maxaan sameeyaa



Waxa jirto gabar aad ii jecel balse aniga niyadyda umaso jeedo….ee maxaan sameyaaa


Jawaab Talo jeceel


haddii sidaas ay tahay oo adiga aadan rabin runta u sheeg waxaa fiican inay kaa tashato, jacaylka da’yarta ayaa sidaas ah


marka runta waa fiican tahay saaxiib intii jaceylkeeda sii weynaan lahaa waxaa wanaagsan intuu jaceylka cudun yahay in runta aad u sheegto