Wa maxay biyaha mesha loga galmoda nagaha ka yimada marki lo golmon rabo

Wa maxay biyaha mesha loga galmoda nagaha ka yimada marki lo golmon rabo?

Jawaab :Biyahaas waxaa la dhahaa madyi ama kuulato 


waa biyo sida caddaan ukunta oo kale ah waxaa loogu talagalay inay fududeeyaan galmada waxay soo baxaan marka gabadha ay kacsato, 


si aysan xanuun u dareemin ayay u yimaadaan

waxii kaloo suaal aad qabto waa nasoo weydiin kartaa walaal

qeebaha hoose komentska