waa tanaa meesha aduunka ugu quruxda badan

waa tanaa meesha aduunka ugu quruxda badan

muuqaalkaan quruxda badan ayaan idiin soo gudbineynaa meesha aduunka ugu quruxda badan loo doortay

waa video laga soo duubay meesha aduunka ugu quruxda badan

waan hubaa adigana hadaa daawato inaad jeclaandoonto inaad mar un soo taabato meeshaan

hadaa fiirsato jaceyl adag ayaa u qaadi doontaa waanba hubaaye

yaanan kaa hor dhicinee bal nala fiirso muuqaalkeedaan abaa


riix halkaan ka fiirso muuqaalkaan