Waan jeclaaday isagana ima oga inaan jeclahay

Wiil baan jecladay mana u sheegin isagana wuxuu igula dhaqmaa si gabar walaashiisa oo kale maxaan sameeyaa, 


waxaan rabaa inaan guursadi sideen ugu bandhigaa, jiacaylka dhibta ah malaga yaabaa inaan ka helo haddii aan is guursano ila taliya walaalo?

jawaab


Haddii aad guursato nin aan ku rabin dhib ayaad kala kulmi doontaa nolosha aad isaga la noolaanayso, marka qof aan kuu soo bandhigin guur ama jacayl waa laga fiican yahay inaad kala hormarto, inta badan ninka markuu naagta ka heli ma qarin karo jacaylka uu u qabo.

waxaan ku dhihi lahaa waxba haku dhihin waxaa laga yabaa marka uu kuu diido inaad sii waalato. adoon farahaaga wax ka bixin iskagaga sabar


jawaab

La bada ruux kolba mid ayaa wax jeclaada markaa haduu adiga kugu soo horeeyay maaha asana in uu si dhakhso leh qofku markaaba ku idhaa wann ku jewecelahay waayo waxa laga yaabaa isaga oo ku jecel daruufo jira awgood in uu kuu diidanyahay adiga aysa ka ahayn naceyb uu kuu qabo anu waxaan ku odhan lahaa hadii aad dhab wax u jeceshahey nafyahay usamir wixii u ku farxayana sii waxa laga yaabaa markaas in ay isbadasho xaaladu qadar & calafna waa halkiisee

By sahal talo