wasmada siilka iyo guska

Dhawaanahan oo aad u tira batay furiinka ayaa waxaa leys waydiinaya su’aasha ah maxaa keenay furiinka?
Inkastoo su’ashani uu aga jawaabayo qof kasta si, ayaa haddana lagu kal duwan yahay waxa keena furiinka
markii aad si fiican u eegto nolosha bini’aadamka waxa ugu muhiimsan waa guurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka
haddaba maxaa keena furiinka ?
waxa keena furiinka waa wax aad u adag hasa yeeshee waxay sheegaan dadka ku taqasusay arrimahaan waxyaalo badan oo ka mid ah.

1 dhibaato dhaqaale
2 in lakala fogaado
3 dabeecada oo lagu kal duwanaado
4 balwadda
5 dhaqanka oo lagu kal duwanaado
6 gogosha oo leeskaga kal heli waayo
7 faragalin ku timaada lamaanaha dhankasataba ha ahaatee
8 diinta oo lagu kal duwanaado
inkastoo aad u badan yihiin wax sababa burburka qooska haddana waxaan kasoo qaatay aniga inta ugu muhiimsan oo aan isdhahay badanaa ayaga ayee ka yimaadaan.
moowduucaan oo dood fara badan dhaliyay haddana dadka ku nool dunidaan aan joogno ayaa wuxuu ku eedeeyaa rag iyo dumarba midba midka kale in uu asiga keeno ama xagiisa katimaado in lakala tago hasayeeshee furiinka ka dhaxdhaca dadka soomalaiyeed ayaa salka ku haya seddax arrimood oo aad moodaa in ay ka dhashaan kalatag aan xal laheen.