Waxan su,aala waydiinayaa markii aan raaxeysanayo waxa iga imaado kaadi

Waxan su,aala waydiinayaa markii aan raaxeysanayo waxa iga imaado kaadi oo markii aan raaxeysanayo ama ninkeyga igu raaxeysanayo waa maxay ma cudurba mise waa wax iska caadi ah?


Jawaab: Walaal naagta marka ay raaxaysanayso kaadi kama timaado, ee waxaa jira naago oo biya sida kaadida oo kale ka yimaada aad bay u yaryihiin, kacsigooda ayaa xoog badan, 

dareenka G-spot ayaa aad daran xagooda ahaan, 


naagahaas aad bay u yaryihiin biyaha ka soo burqado way kala yihiin kuwoo waxaa jiraa aad u badan biyahooda iyo kuwo biyahooda yar, 


biyahaas ur ma laha duleelka kaadida ayay soo maraan laakin kama soo baxaan kaadi mareenka