Wiil Soomaaliyeed Oo Qiranaya Jaceyl Inuu Jini Ku Riday Iyo Saaxiibadiisa Oo Iyagana.......(Wrabixin+ Daawo Video)

Wiil Soomaaliyeed Oo Qiranaya Jaceyl Inuu Jini Ku Riday Iyo Saaxiibadiisa Oo Iyagana.......(Wrabixin+ Daawo Video)

Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwooda Qaarada Yurub ku nool ayaa marka ay Maqaayadaha iyo Xafladaha isku arkaan waxa ay iska wareeystaan xaalada iyo Jawiga halka uu marayo. Mid ka mid ah Dhalinyaro goob Maqaaxi ah ku kulantay ayaa markii Caafimaadkiisa la weeydiiyay waxa uu la soo booday sidatan " 



"Saaxiibayaal hadaan runta idiin sheego Jaceeylkii Waris-Wanaag ayaa Jinni igu riday oo Jidka i dhigay, Jihada iga dhumiyay,Jooga ayaan ka dhacay, waan jahwareeray ee Fadlan iga caawiya Jinniga Jaceeylka hadaad Saaxiibo jiro tihiin " 



Qisadaan oo ah mid si dhab ah u dhacday Wiilkii Jaceeylka ka sheeganayay ayaa waxa uu jawaab kulul oo lama filaan ah ka helay Saaxiibadiis kuwaas oo ku camirtay kuna tuuray hadalo sarbeeb ah oo Jaceeylkiisa dab ku sii shiday. 


thumbnail Title: Wiil Soomaaliyeed Oo Qiranaya Jaceyl Inuu Jini Ku Riday Iyo Saaxiibadiisa Oo Iyagana.......(Wrabixin+ Daawo Video)
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-29T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wiil Soomaaliyeed Oo Qiranaya Jaceyl Inuu Jini Ku Riday Iyo Saaxiibadiisa Oo Iyagana.......(Wrabixin+ Daawo Video)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 29, 2016 and have 0 comments