AQRISO Magacyada Guddiga Doorashooyinka 2016-ka Ee uu Madaxweyne Xasan Mar kale Magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xeer Madaxweyne kusoo magacaabay Guddiga Doorashooyinka dalka ,


kadib markii Guddigii uu horey u magacaabay Madaxweynaha lakala diray.

Guddiga cusub ayaa ka kooban 22-qof ayaa loogu tala galay in ay maamulaan howlaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya dhawaan, waxaana Guddiga 15-kamid ah ay yihiin rag halka Dumarkana ay yihiin 7-xubnood.


Halkan ka Aqriso Xeerka uu Madaxweynaha kusoo magacaabay Gudigan