AQRISO NOOCYADA DHEECAANADA KA YIMAADA DUMARKA XILIGA GALMADA IYO QAABABKA KALA DUWAN EE….

AQRISO NOOCYADA DHEECAANADA KA YIMAADA DUMARKA XILIGA GALMADA IYO QAABABKA KALA DUWAN EE….

Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah.

Dumarka qaar xiliga biyahaasi kaadi caadi ah ayaa timaada.

-Maxaa keena Biya baxaas dag daga ah? Waxaa sababa halka Looyaqaano dhibicda G oo ah meesha ay dareenka ka qaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna waxaa soo daadanaya dhacaankaasi..Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax xod xodiya (kintirka) taas ayaana sababto in dareerahaasi yimaado.

Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan? Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.


thumbnail Title: AQRISO NOOCYADA DHEECAANADA KA YIMAADA DUMARKA XILIGA GALMADA IYO QAABABKA KALA DUWAN EE….
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T00:05:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
AQRISO NOOCYADA DHEECAANADA KA YIMAADA DUMARKA XILIGA GALMADA IYO QAABABKA KALA DUWAN EE….



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 24, 2016 and have 0 comments