Bararka cambarka waa calaamo kacsi

Naagaha marka ay kacsadaan barar ayay ka dareemaan faruuraha cambarka, taas waa wax caadi ah waxaa u keenaya dhiigga meesha ka soo buuxsamaya xiliga kacsiga, sidoo kale cambarka wuxuu isu diyaariyaa inuu qaabilo xubinta ninka, 

marka cambarka uu bararo wuxuu noqonayaa ciriiri ninkana wuxuu ka helaa siilka markuu cariiri yahay oo uu geedka u dhegayo, sidoo kale cambarka markuu soo buufsamo kulayl ayuu noqonayaa .

gabdhaha yaryar marka ay kacsadaan oo geedkooda fuuro ama soo bararo way ka naxaan waxay u malaynayaan in cudur ku dhacay farjigooda, waxaad ogaataa marka uu kacsiga damo daqiiqado kaddib cambarka sidiisa ayuu ku soo laabanayaa.

laakin dumar waxaa jira alaabtooda iska bararsan tahay oo kor u soo kacsan tahay, kacsina haynin taas waa dhalsho naagaha qaar ay u dhashaan, 


waxaa u badan naagaha laba lafoodka oo kubka u weyn, haweenkaas siilkooda kor ayuu u soo baxsan yahay, taasna waxaa u badan naagaha buuran inkastoo ay dhici karto naagaha caatada qaar inay lahaadaan laan soo kuusan.