Biyabaxa kulul maxaa sabab u noqon kara

Macaanka biyaha kulul naagaha qaar ayaa dareema, dumarka qaarkooda maba dareemaan arka ninka biyaha uu ku shubayo.

Qoraalada markaad akhriso oo ka hadla arimaha ninka iyo naagta xiriirkooda galmo waxaad arkaysaa biyaha ninka iyo kuwa dumarka sida ay kala yihiin,  haween badan waxay netka ka raadiyaan biyaha ninka qaabka ay u yaallaan iyo sida ay yihiin, shiirka manida waa sidee ? haddaba biyaha ninka urkooda wuu kala duwan yahay.
taas mowduuceena ma aha waxa aan ka hadlayno waa biyaha kulul oo ninka . biyaha raga maxaa kululeeya? qulaylka wuxuu noqon karaa labo si kulayn oo naagta gubaya taas waxay imaanaysaa markuu ninka basbaas aad u cunaya, raga basbaaska aadka u cuna marka ay naagaha biyaha ku shubaan haweenka cambarka waxay dareemaan balbal,  kulaylka labaad waxaa loola jeedaa qandaca biyaha taasna ragga way ku kala daran yihiin ragga aadka u kacsiga badan ayaa ka qandacsan manida kuwaan qooqa tabarta yar.
dumarka maku macaansadaan biyaha kulul?  jawaabta waa haa raaxo daran ayay dareemaan biyaha marka ay siilka ku dhacayaan.