DAAWO:- Gabdhii Nimcaan Hilaac Jecleyd ee uu Xaaska Kale Ka Guursaday oo Qiratay Waxa uu Ku Sameeyn Jiray…

DAAWO:- Gabdhii Nimcaan Hilaac Jecleyd ee uu Xaaska Kale Ka Guursaday oo Qiratay Waxa uu Ku Sameeyn Jiray…

Iyadoo Dhawaan uu Guursaday Fanaanka caanka ah ee Codkiisa Waayadaan Dambe ay aad u Xiiseenayeen Dhalinyarada Soomaaliyeed Gaar ahaan Gabdhaha Soomaaliyeed Ayaa Haatan Waxaa Soo Baxay Arin Ceeb ah oo ku Aadan Guurkiisa.


Habar Soomaali ah ayaa Maanta Waxa ay Barta Bulshada ku Sheekesato ee Facebook Waxa ay Soo Galisay Muuqaal gaaban oo ay Kaga Hadleyso Dhibaato Xanuun badan oo ku Sameeyay Fanaanka Bimcaan Hilaac, 


iyadoo intaa ku Dartay in ay Xiir Jaceyl uu ka Dhexeeyay Fanaanka Nimcaan Hilaac isla Markaana uu Ku Sameen Jiray Arin ay Hada kaShalaaneyso, 

Hadaba Halkaan Ka Daawo Gabdha oo Si Qoto dheer uga Hadleysa Waxa uu ku Sameen Jiray.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA