Daawo : Wiil ka tagay Ingiriiska oo Jalaato ku wareejiya Boosaaso

Daawo : Wiil ka tagay Ingiriiska oo Jalaato ku wareejiya Boosaaso

Daawo : Wiil ka tagay Ingiriiska oo Jalaato ku wareejiya Boosaaso



Maxamud Cali Shire, Waa muwaadin Gartay Xaqa uu dalkiisu ku leeyahay, 


Wuxuuna magaalada Boosaaso so ka Bilaabay Ganacsi Ku cusub guud ahaanba Soomaaliya Kaasi oo la magac baxay (JALAATADA WAREEGTA).

taas ayaa waxey ku tusineysaa ineysan qurbaha wax lacag ah oolin

oo dalka lacag laga sameyn karo haduu caqliga shaqeeyo

tan ayaana marqaati ka ah

qeebta hoose ka daawo muuqalka wiilkan oo jalaatada wareejinaayo iyo wareysi gaar ah



HALKAN KA DAAWO VIDEO


thumbnail Title: Daawo : Wiil ka tagay Ingiriiska oo Jalaato ku wareejiya Boosaaso
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-17T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo : Wiil ka tagay Ingiriiska oo Jalaato ku wareejiya Boosaaso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 17, 2016 and have 0 comments