Daraasaat Lasameeyay Ragga oo 18.8 Jeer Maalintii Ka Fakara Galmada, Halka Haweenka...?

Daraasaat Lasameeyay Ragga oo 18.8 Jeer Maalintii Ka Fakara Galmada, Halka Haweenka...?

Baarayaal ka tirsan jaamacada Ohio  ee dalka Mareykanka oo daraasad ka sameeyay 


afkaarta galmo iyo hababka maanka bani`aadamka ugu soo dhacda ayay ku heleen in ragga ay galmo ka fekeraan 18.8 jeer maalintii 


halka haweenkana ay ka fekeraan 9.9 jeer maalintii.


Dhanka kale Chocolate ayaa xoojiya rabitaanka kacsiga galmada , 


maadaama uu ka kooban yahay maadada ah phenylalanine taasi oo jirka siineysa in uu soo daayo dheecaanka 


kaasi oo ka hortagta wel welka iyo muragada isla markaanA xoojiya rabitaanka galmo.

Daraasaat Lasameeyay Ragga oo 18.8 Jeer Maalintii Ka Fakara Galmada, Halka Haweenka...?




Hadaba adiga meeqa jeer ayaad maalintii ka fekartaa galmo???



thumbnail Title: Daraasaat Lasameeyay Ragga oo 18.8 Jeer Maalintii Ka Fakara Galmada, Halka Haweenka...?
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-17T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daraasaat Lasameeyay Ragga oo 18.8 Jeer Maalintii Ka Fakara Galmada, Halka Haweenka...?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 17, 2016 and have 0 comments