Dareenka Salaaxista ay keento iyo Raaxada Lamaanaha ay ka heli karaan (waa muhiim ee daalaco)

Gabdha ama wiilka hooyga wada dagan ee Xalaasha isku qaba waxa ubanaan in wax walba oo ay kuhaqab beeli karaan usameeyaan jaceylkoda si dareenka caashaq ee kadhasha halkaasi uu unoqodo mid aad uheer sareeya .



hadaba salaaxista waa muhim in ay labada ruux isku tam yeelan oo midba ka kale lawaadaago in la isku salaaxo waxase kala daran goobaha hadii lasalaaxo dareenka dhali karo ma ahan in goob walboo lasalaaxo laga heli karo Raaxo aad kunoqoto maqsuud dumarkana waxa ay leyihiin meelo ugaar ah oo hadii aad gacanta la aado ay iskala weynayaan ragana sidaas oo kale ……. tusaale ahaan dumraka marka aad rabto in aad soo jiidato dareenkoda oo idil waxa inta badan calaacasha lamariyaa gabadha bogeeda halkaa si taa lamid ah raga iyana marka ad dooneyso in darenkoda aad doneyso in uu hegan ku noqdo aad boodyahay iyo inta udhaxeyso qoorta iyo garabka bushimaha ugu salaaxeyso intaa hadii labada dhinac ay kala helaan waxa lahubaa in meesha ay timid dareen dhab ah oo looga baahnaa labada dhinac ee nolosha wadaageyso ,



Dareenka salaxista waxa uu yahay mid kaxawaara dheer waxa walba oo uu ruuxa bini,aadamka ihi dareemo tana waxa ay kutilmaameen culimada waxa kashega  arimaha raaxada in taasi ay tahay mid cad oo cid walbaahi ogsoonaa karto marwalba waxad kudadaashaa in uusan kaaga caroon lamanahaagu raaxa la,aan ama qanaacaad la,aan idin soo kala dhax gasho hadii kale qoyskaasi waxa uu qarka u fuulaa in uu bur buro.