Dhibaatooyinka Ka Imaan Kara Galmada Badan

Hadii ay galmadu u dhacdo qaabka iyo tiradii loo baahnaa waxa uu qofku ka dhaxlayaa Faa’iidooyin dhorw ah waxaana ka mid ah.

-Araga iyo wadnaha ayey wanaajisaa.

-Dareemayaasha ayey fududeysaa.

-Jirka iyo maskaxda ayey firfircooni u yeeshaa..

-Waxa ay kaalmeysaa  qashin saarka kilyaha.

-Dhiiga ayey cosbooneysiisaa.

Hadii qofku jirkiisa uu ka badiyo inta uu xamili karo galmada dhibaatooyin badan ayuu ka dhaxlaa, waxaana ka mid ah:

-Cimriga qofka ayey dadajisaa.

-Maskaxda iyo murqaha ayey qalajisaa.

-Fahmada iyo fudeydka  ayey qaadaa.

jirka iyo lafaha ayey daalisaa