Dumaashidiisa ayuu jeclaaday qiso yaab leh

Iska jir inaad fududaysato dumaashida, ninkaan wuxuu sheegayaa wax yaab leh  wuxuu u dhashay dalka Iraaq ayaa wuxuu soo weydiiyay web xalliya dhibaatooyinka nafsiga ah su’aal aad u yaab badan wuxuu yiri:  markaan soo qaangaadhay oo aan dareemay raaxada galmada  waxaan ahaa qof wixiisa aad u qarsado, 

waxaan la deganaa walaalkayga iga weyn oo xaas leh, 

waxaan ka jeclaaday walaalkayga xaaskiisa oo guriga nala joogtay, 

waxaan fiirin jiary jirkeeda iyadoon I ogeyn waan ku raaxaysan jiray, 

sheekada waxay u gudubtay inaan qolkeeda galo oo aan kastuumadeeda ursado markaas ku raaxaysto, waxaan bilaabay habeenkii inaan dhegeyso iyada iyo walaakkayga codkooda mararka qaarkooda waxaan maqli jiray qayladeeda marka ay galmo ku jiraan, 

waan ku raaxaysan jiray qayladeeda, markaas kaddib ayaan siigaysan jiray arintaas waxay sidaas ahayd 7 sano,  waxaann ku siigaysan jiray fikirkeeda muddo gaaraysa 10 sano.

Dhibka I haystaa wuxuu yahay aniga hadda waan guursaday laakin xaaskayga kuma raaxaysan karo, iyada waa qf fiican oo ii raaxaysanaysa laakin aniga ayaan iyada ku raaxaysan Karin, xitaa guskayga ma kaco marka aan la joogo oo aan la raaxaysanayo, markii aan xaaska waalaalkayga niyadda soo galiyo mooyee, xitaa marka aan xaaskayga galmada la samaynayo waxaan maskaxda soo galiyaa walaalkayga xaaskiisa markaas ayaan kacsadaa, waxaan ogahay in arintaas xaaraam tahay ee waxaan idin ka rabaa daawo  inaad ii sheegtaan oo aan kaga hari karo arintaas.

Ninka webka iska leh wuxuu ugu jawaabay waa inaad iska illowdaa wixii aad horay u soo martay yaraantaad, waa inaad xaaskaaga ku dadaashaa oo aa iyada ku fikirtaa