Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow

Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow

Fanaanadda farxiya kabayre oo tagtay magaalada muqdisho ayaa waxay soo duubtay video oo 


kulul oo ay ku goodinayso maxaa ku dhacay marka aad daawato ayaad arkaysaa muuqaalka ma badna laakin wuxuu xambaarsan yahay hadal kulul, 

sida  la ogyahay farxiya waa gabar heesta, heesaha soomaaliya laga qaadi rabo ciiddan ayay  ua tagtay xamar 


sidoo kale fanaanadda raxiya fiska iyadana xamarar ayay tagtay sanadkan 2016, 


muqdisho  oo aan ahayn sidii hore ay ahayd, waayo dadka dibadda jiray ayaa aad u tagay soomaaliya.


waxaad ka daawan kartaa farxiya kabayare halkan


Farxiya oo xamar tagtay halkan ka arag

thumbnail Title: Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-12T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Farxiya Kabayare maxaa ku dhacay tolow



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 12, 2016 and have 0 comments