Fikir jacayl ma fududa muxuu kugu samayn karaa

Fikir jacayl ma fududa muxuu kugu samayn karaa

Haddii aad naag jeclaato adoon diyaar u ahayn guur, waxaa laga yabaa noloshaada inay isu baddasho naar, 


taas waxay noqon kartaa labo qaab gabadhaas haddii iyadana ay ku jeceshay waxaa laga yaabaa in aad isku dhacdaan oo aad macsi samaysaan, 

waayo insaanka waa daciif marka uu gabar jeclaado way u badan tahay inuu xumaan ku dhaco, 

sidoo kale iyadana waa laga yaabaa inay kugu dhacdo, arintan waa wax dadkoo dhan ay wada og yihiin, fikirka jacaylka maskaxdaada aad buu u baddalaa.

midda labaad waa inaad adiga keliya jeceshay oo iyada war kuu haynin ama kuu caddyso inay nin kale rabto maranna waxaa laga yaabaa fikirkaaga oo dhan inay qaadato oo aad iyada ku mashquusho.


thumbnail Title: Fikir jacayl ma fududa muxuu kugu samayn karaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fikir jacayl ma fududa muxuu kugu samayn karaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 03, 2016 and have 0 comments