Gabar Walaakeeda La Dhashay Uureeyay Qiso Xanuun Badan

Maalin aya waxaa la arkay gabar u dhalatay dalka Masar uu walaalkeedii ku hooyo ku aabaha ah uureeyay taas oo la yaab la noqotay dadka oo dhan sidal la sheegay uurka ayaa la ogaaday xilli gabadhaan loo guuriay nin kale oo ka tirsanaa xaafada ama dariska la ahaa

Habeenkii arooska ka dib ayaa waxaa la dhacday in gabadhii loo gablamiyo gurigeeda iyadoo aad uga xishooneysa ama ka baqaysa ka dib xilli habeenkii ugu horeeyay arooskeedii uu nin kii damcay in uu jamaacyo ayay waxa uu ka dareemay calaamadaha uurka habeenkaa ma uusan u tagin

Subixii dambe ayaa waxaa loo soo kaxeeyay isbitaal iyadoo laga soo sheegay in uur 2 bilood ay leedahay is wareysi ka dib waxa ay u sheegtay in uurkan ay u leedahay walaakeedii la dhashay taa ay ku imaaday in habeen waliba qolka ay dagan tahay ugu imaan jiray isagoo han jabayana isticmaali jiray waxaan ula jeedaa xoogi jiray

Ugu dambeyn arintaan markii ninka ayada guursaday ay u sheegtay ayuu waxa uu u sheegay booliiska ka taliya Dalka ay soo qabtaan kuna oofiyaan xadka islaamka iyadoo loo fiirinayo kutubka qur’aanka Kariimka

Qisadaan ayaa ah mid cajiib badan oo ay dadku la yaabeen qof walibana fajac galisay hadaba aqristow maxay kula noqon laheyd hadii ay dhacdo in naagta aad aroostid laguu sheego in walaalkeeda uur u leedahay?!