Gabdhaha naasaha uweyn sameyn intee la eg ayeey kuleeyihiin kacsiga ragga.

Gabdhaha naasaha uweyn sameyn intee la eg ayeey kuleeyihiin kacsiga ragga.

Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto.
Calaacasha gacanta oo la dhunkadaa ma laha istiin sidaasi u sii ridan, ha yeeshee waxa uu sii kordhaa kolba marka dhudhunka iyo gacanta xaggeeda sare loo sii dhaqaaqo,


 gaar ahaan dhanka gudaha.
Waxa loo baahan yahay ah in fanka cayaarsiinta aan loo adeegsan oo qura bushimaha, sababta oo ah sida bushimaha oo kale amaba kasii daran bay labada gacmoodna qayb lixaad uga qaataan fankaasi, iyaga oo weliba gaara goobo istiin aanay bushimuhu gaari karin.
Taataabashadu waxay inta badan istiin ku abuurtaa qofka taataabtaha ah, waxayse ku xiran tahay xaaladda nafsiyadeed ee labada ruux. Waxa laga yaabaa inay taataabashadu mararka qaar keento natiijooyin aan loo aayin, sida la-taataabtaha oo xanaaqa haddii uusan raalli ka ahayan waxa dhacaya.

Inkasta oo taataabashada ama salaaxistu ay jirka oo dhan raad ku wada reebto, haddana jirku isku si’ uma wada dareemo, waxana uu istiinku sii kordhaa kolba marka loo sii dhaadhaco dhinaca shafka ilaa laga gaaro labada naas. Waxaynu aragnaa in waqtiga isdhexgalka, dhabarka iyo barida oo la salaaxaa ay iyana istiin ba’an keenaan.

Raaxada Naas Raaxo Naaso


thumbnail Title: Gabdhaha naasaha uweyn sameyn intee la eg ayeey kuleeyihiin kacsiga ragga.
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-25T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabdhaha naasaha uweyn sameyn intee la eg ayeey kuleeyihiin kacsiga ragga.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 25, 2016 and have 0 comments