Galmada guska yar iyo qaab aad ku qancin karto xaaskaaga oo laguu haayo

Xaaskaaga markii aad ku aragto xishood nuucaan ah qooq xun aya haayo warbixin muhiim ah

Baaritaan ay dhawaan soo bandhigtay haayada u qaabilsan qaramada midoobay ka hortaga gudniinka xanuunka badan ee aduunka oo dhan ay ka soo horjeesteen ee Fircooniga ayaa shaaca waxaa ay ka qaaday arimo badan oo ku saabsan farqiga u dhaxeyaya dumarka Sunada u Gudan iyo kuwa Fircooniga u gudan.

Daraasada Waxaa ay haayadas sheegtay in ay yihiin dumarka ugu gogol dhaafka badan ama kuwa jirkooda ka ganacsada ay yihiin kuwa u gudan qaabka fircooniga ah waxaana taas loo keenay cadeymo dhowr kuwaas oo meesha ka saaraya shaki badan.

Dumarka loo gudo habka fircooniga ah waxaa laga jaray dareenkii oo dhan taas ayaana ugu wacan in dumarkaas ay sameyaan gogol dhaaf badan tusaale