Guskeyga marku dansanyahay aad ayuu u yaraada ilaa uu noqdo...

Asc walaalah webkan. salan kadib wll waxa in la iiga jawaabo su'aal ah geegkeyga maku dansanyahay aad ayuu u yaraada ilaa uu noqdo 1cm ama kasii yaraado maraarka qaar lkn marku taagmo oo uu kaco wuxu karaaa 13cm lkn wuu dhuubanyahay waxan qabaa xaas waxne kama sheegato oo waxba kama dareemin marka waxa raba ballaca geedka wax lagu weyneeyo majiraan oo buuriyo? Iyo cabirka balaca sidee ayaa loo cabiraa?

Jawaab shumis.net

waxaa muhimsan inuu bahalka adag yahay oo biyaha ka soo daahi karaan, ballaca wuxuu dhexeeyaa 3 ilaa 5 sn,

guska ninka wuu sii korayaa siiba marka uu ninka guursado oo galmo badan sameeyo

teeda kale waxuu ku weynaan karaa muddo marka aad la samaynayso galmo, 

galmada bahalka waa ku koraa, 

siyaabo kale way jiraan sida in qalliin lagu sameeyo laakin ma fiicna