guskeyka dhanka bidix buu u qaloocaa

Sxpw waa mahadsantahy aad ...

Anigu wxn ahy 21 jir wali naag ma u tagin lknse bqdin wxn qaby ah inuu guskygu yar yhy dherer kiisu waa 16.5cm balaca waa 5cm alx hdaa waaa ku qanacsanhy.

Lknse mid baa jirta nin yhw bahal kaygu dhanka bidix buu u qaloocaaa dhip ma ii keeni krtaa wqtiga glmda...

Mida kle mudo wn siigay sanyey inkstoo hda joojiyey, mrka awoodii ama adkaanshihii guskeyga ma soo laaban..

MAHADSANID

JAwaab shumis.net

Qaloocan bahalka inta badan waxaa keena kastuumada ciriiriga la qaadanayo, 

laakin qaloocan ma sameeyo awodda ragga ee wax haka walwalin