Ha Sameyn Ciyaarta Sariirta Adiga Oo Isku Buuqsan ,Raaxo Dhan Ma Jirto .

Ha Sameyn Ciyaarta Sariirta Adiga Oo Isku Buuqsan ,Raaxo Dhan Ma Jirto .

Isku buuqsanaanta ayaa lagu tirayaa cadawga nolosha , waxa uuna halis giliyaa mustaqbalka dad badan , waa xanuun nafsiysan ah ( Cuqdad nafsi) aad ayuuna u halis giliyaa rabitaanka galmo ee qofka .

Baaritaano la sameeyay ayaa muujinaya in qofku ahaado mid isku buuqsan in taasi ay wiiqeyso rabitaanka galmo , waxa ayna dishaa oo ay qabsataa qeybta maskaxda ee mas`uulka ka ah dareemidda macaanka iyo farxadda , waxa uuna rabitaanka galmada ka dhigaa mid aanba jirin .

Sidoo kale isku buuqsanaanta ayaa haweeneyda ka dhigta mid aad uga xishooneysa sameynta galmada , sidoo kale xitaa muuqaalka jirkeeda ayay si kale uga dhigeysaa.

Hadaba alcarabiya.com ayaa kula talineysa lamanayaasha in aysan sameyn galmo xilli ay isku buuqsan yihiin oo niyadda wax kale ku jiraan maxaa yeelay lagama yaabo in macaanka kulanka la helo , isku day adiga aan isku buuqsaneyn fresh ah oo aysan jrin wax ku wel welinaay in aad saameysaan ciyaarta .


thumbnail Title: Ha Sameyn Ciyaarta Sariirta Adiga Oo Isku Buuqsan ,Raaxo Dhan Ma Jirto .
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ha Sameyn Ciyaarta Sariirta Adiga Oo Isku Buuqsan ,Raaxo Dhan Ma Jirto .



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 24, 2016 and have 0 comments