Haween Muslim ah oo si xun loo garaacay 'markii lagu tuhmay hilibka lo'da oo la caabudo dalka India..

Haween Muslim ah oo si xun loo garaacay 'markii lagu tuhmay hilibka lo'da oo la caabudo dalka India..

Laba dumar oo Muslimiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu garaacay goob tareenka laga raaco ee dalka Hindiya kuwaaso lagu tuhmay inay sitaan hilibka lo'da.

haweenka ayaa lagu soo waramayaa in la xiri rabay ka dib markii booliska la wargaliyay in ay wateen hilibka lo'da si ay u iibiyaan.
Labada dumar ayaa la sheegay in ay garaaceen koox ku qaylinaya "GAU Mata Ki Jai (Nabad ha ahaato lo'da xurmeesan)", .

muuqaalo Video oo lagu baahiyay TV maxaliga ah ayaa muujinaya koox dharbaaxay haweenka goobta saldhigga tareenka .

Bilayska ayaa ka helay 30kg oo hilib ah haweenka, taasi oo markii dambe la ogaaday in hilib lo gisi uu ahaa .

Si kastaba ha ahaatee, dumarka ayaa lagu soo waramayaa in weli la xukumay maadama , iyagu ay haysan ogolaansho inay iibiyaan hilibka.

Hinduska ayaa aaminsan in lo'da )", . xurmo leedahay islamarkaana caabuda iyadoo laga mamnuucay qalida lo'da deegaano badan oo ka mid ah dalkaasi hindiya .


thumbnail Title: Haween Muslim ah oo si xun loo garaacay 'markii lagu tuhmay hilibka lo'da oo la caabudo dalka India..
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-29T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haween Muslim ah oo si xun loo garaacay 'markii lagu tuhmay hilibka lo'da oo la caabudo dalka India..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 29, 2016 and have 0 comments