Haweenka Biya Baxa Deg Dega Ah Maku Dhacaa ?? Muxuusa faa’iido leeyahay

Haweenka Biya Baxa Deg Dega Ah Maku Dhacaa ?? Muxuusa faa’iido leeyahay

Su’aashaan hadaad weydiiso qof dumar ah lagama yaabo intooda badan in ay si sax ah kaaga jawaabaan, qaarkood waxaa ay kuusheegayaan in arintaasi aysan ahayn wax jira balse qaar yar ayaa ku dhahaya arintaani waa jirtaa balse iyaguna sharaxaad kama siinayaan sidaa daraadeed newbanaadir.com ayaa sharaxaysa qabso oo dhakab dheh waayo cilmigu ceeb waa kadhanyahay.

Dumarka ayaa ah mar walba kuwo ka dambeeya raga xiliga biya baxaa

Waxaa sababa halka Looyaqaano point G oo ah meesha ay dareenka kaqaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna waxaa soo daadanaya dhacaankaasi.

Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax oo meesha(kintirka)looyaqaano ay sababto in dareerahaasi yimaado.

Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan?

Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.


thumbnail Title: Haweenka Biya Baxa Deg Dega Ah Maku Dhacaa ?? Muxuusa faa’iido leeyahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Haweenka Biya Baxa Deg Dega Ah Maku Dhacaa ?? Muxuusa faa’iido leeyahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 24, 2016 and have 0 comments