Hodan sheekh Abdirahman muqdisho video 2016

Fanaanadda hodan sheekh cabdiraxman ayaa sooduubtay video ay ugu hambalyaynayso shacabka soomaaliyeed ciida sanadkan, muqdisho oo siu baddashay goob ay fanaaninta hadda ku soo qulqulaan oo ay ku soo bandhigaan heeso iyo cayaaro, waagii hore waxay aadi jireen fanaaniinta wadamada yurub ama afrika sida kenya ama jabuuti, laakin hadda muqdisho ayaa sheekada qabsatay.

soomaalida oo dhow muustikada sudaanta ayaa waxaa la sheegaa inay ku badan yihiin dadka gabayga ku dheereeya waxaa jiro cayaaro kala duwan oo soomaalida ay taqaano, iyo gabayo kala duwan sida geeraarka shiribka buraamburta iyo heesa gaar ah ah oo beelo badan ay u garanayaa siyaabo kala duwan.

waxaa jira dad oo aad ugu dheereeya hadalka fasaaxadda badan afka soomaaliga ayaa sidaas ah wuxuu leeyahay hadalo badan o fasaaxad leh.

beelahana way ku kala duwan yihiin fasaaxadda, sidoo kale waxaa jira lahjado kala duwan oo soomaalidu ku hadasho.

haweenka heesta caanka ku ah waxaa ka mid ah farxiya fiska iyo farxiya kabayare sidoo kale fartuun bariimo maryan mursal iyo dad kale oo badan, sidoo kale ragga aad bay u badan yihiin oo heesa.

daawo hodan sheekh abdirahman