Jarmalka oo ansixiyay sharci kufsiga

Jarmalka oo ansixiyay sharci kufsiga

Aqalka hoose ee baarlamaanka Jarmalka, ayaa u codeeyay sharci cusub oo dib u qeexaya kufsiga.


Sharciga oo loogu yeeray Maya waa Maya, 

ayaa u fududaynaya dadka ay saamayso danbiyadan inay dacwad soo oogaan xataa haddii yasan iska caabin markii uu danbiga dhacayay.


Sharciga ayaa sidoo kale qeexaya taabashada aan laguu ogoleen, wuxuuna sharciga fududaynayaa in la masaafuriyo iyo in dacweeyo kuwa sameeya danbiyada iyaga oo koox ah.


Dowladda Jarmalka ayaa ansixisay talaabooyin bishii Maarso, ka dib markii in ka badan kun dumar ah ay ka cawdeen in magaalada Cologne lagu fara xumeeyay dabaaldegii sanadka cusub.


thumbnail Title: Jarmalka oo ansixiyay sharci kufsiga
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-08T15:54:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Jarmalka oo ansixiyay sharci kufsiga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 08, 2016 and have 0 comments