Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur badaa

Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur badaa

Jirka dadka caadi ahaan waa siman yahay siiba marka labo xubin isk mid ah ay ku yallan, 


waxaan isku arkay naashayga mid inuu wyn yahay marka aan muraayadda istaago caadi baan u dareemaa 


midka midig inuu ka weyn yahay kan bidix,arintaas shaki ayay igu keentay waxaan u maleeyay in dhib jiro talo ayaan idinka rabaa 


ma caadi baa inuu hal naas weyn noqdo midka labaadna inuu yaraado.


Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur badaa

JAwaab

Taas wax dhib ma laha way dhacdaa labada xubin isku mid ah ah inay kala weynadaan naasaha iwm. ah haka walwalin





thumbnail Title: Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur badaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-03T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur badaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 03, 2016 and have 0 comments