Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur baa

Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur baa

Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur baa


Jirka dadka caadi ahaan waa siman yahay siiba marka labo xubin isk mid ah ay ku yallan, 


waxaan isku arkay naashayga mid inuu wyn yahay marka aan muraayadda istaago caadi baan u dareemaa midka midig inuu ka weyn yahay kan bidix,arintaas shaki ayay igu keentay waxaan u maleeyay in dhib jiro talo ayaan idinka rabaa ma caadi baa inuu hal naas weyn noqdo midka labaadna inuu yaraado.


Jawaab ta aan siinay adigana jawaabtaada hoos lee ugu reeb


Taas wax dhib ma laha way dhacdaa labada xubin isku mid ah ah inay kala weynadaan naasaha iwm. ah haka walwalin




thumbnail Title: Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur baa
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T20:23:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Labada naasood mid ayaa weyn ma cudur baa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 04, 2016 and have 0 comments