Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan

Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan

Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan

Todoba nin ayaa lagu qabtay magaalada Marmaris oo ah ciidanka cirka waxay dili rabeen madaxweynaha turkiga habeenkii afgambiga dhicisoobay dhacayay, 


madaxweynaha turkiga wuxuu joogay magaalada Marmaris wuxuuna ku jiray hotel magaaladaas ku yaalla, markaas ayay rabay inay ka takhalusaan, 


laakin sirdoonka dalka turkiga ayaa u sheegay waxayna amreen inuu ka dhaqaaq meesha diyaaraddiisa aayuu soo qaatay 


iyagana waxay duqeeyeen hotelka uu joogay erdogan sidaas ayuu ku badbaaday, 


markaas wuxuu soo aaday magaalada istanbuul



thumbnail Title: Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-27T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Marmaris waxaa lagu qabtay 7 qofood dili rabtay Erdogan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 27, 2016 and have 0 comments