muda badan ayaan siigaysanayey naagna walikay uma tagin

muda badan ayaan siigaysanayey naagna walikay uma tagin

asc shumis.net guurka raaxada waad mahadsantihiin marka hore waxaan ahay arday da'daydu waa 22jir 

muda badan ayaan siigaysanayey naagna walikay uma tagin 

lkn marmarka qaar ayaa niyadayda wax xun xun macnaha fikir xun ee dhibaatada ayaa i haysataa ee sidee iskaka daaweeya


Jawaab
waxaad isaga mashquulin kartaa inaad waxyaalo ka muhimsan xagga nolosha sida 

waxbarashada iyo shaqada aad ku mashquusho oo aad iska ilaaliso inaad naagaha u dhowaato 


ama aad la sheekaysato, 


wixii intaa kaaga xoog badan oo fikir ah wax dhib kuuma keenayo.




thumbnail Title: muda badan ayaan siigaysanayey naagna walikay uma tagin
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-27T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
muda badan ayaan siigaysanayey naagna walikay uma tagin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 27, 2016 and have 0 comments