Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey

Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey

Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey.



Nin sacuudiyaan ah ayaa wuxuu gowracay qurbac markuu fashilmay afgambiga turkiya isagoo leh 


Ilaahay baan ku mahdinaynaa u gargaaray walaalaheena turkiga geelkan waxaan u gowracayaa 



farxad awgeed maadaama uu fashilmay inqilaabka lala rabay madaxweynaha rajab dayib erdoghaan waa nimco ilaahay ina siiyay .



daawo video QEEBTA HOOSE MASHA ALLAH

ALLAHU AKBAR 





thumbnail Title: Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-21T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin sacuudi geel u gowracay farxadda afgambiga Turkey



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 21, 2016 and have 0 comments