QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA

Ku soo dhowaada wararkii qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku eegayno suuqyada, 


Boosaaso iyo Qardho oo gobolka Bari ah, 


Hadaaftimo oo gobolka Sanaag ah iyo Beledweyne oo gobolka Hiiraan ah, 


waxaa soo kala diray weriyayaasheena Faadumo Taxadar iyo Jamaal Cali.


QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA


Waxaa soo jeedinaysa Fowzia Cumar Barre. 

riix halkaan ka fiirso muuqaalka




thumbnail Title: QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-16T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 16, 2016 and have 0 comments