Qodob Sir ah : Calamaadahaan Gabar Hadaad Ku Aragto Ha Guursan Ka Carar.

Qodob Sir ah : Calamaadahaan Gabar Hadaad Ku Aragto Ha Guursan Ka Carar.

waxaan halkan idin ku soo gudbinaynaa ayaa idin soo gudbineyso qodob muhiim oo aan diirada kusaari doono dumarka u qalma Guurka

Calamaadahaan Gabar Hadaad Ku Aragto Ha Guursan Ka Carar

1.Diin la,aan.

2.Dabeecad xumo

3.Xishood la’aan

4.Akhlaaq xumo iyo af xumo

5.Dhaqan xumo Dhaqaalo la’aan

6.Nadaafad la’aan (jirkeeda iyo gurigeeda

7. Necbaashaha Waalidkeed

8.Socod badan aan dan ku jirin

9.Qaylo iyo cod dheeri, laga maqlo hadalkeeda deriska

10.Caajis wahsi. 11.Hifasho (calaacal markasta ah

12.Hadal Badnaan

13.Aqoon la’aan cunta karinta iyo howsha guriga


thumbnail Title: Qodob Sir ah : Calamaadahaan Gabar Hadaad Ku Aragto Ha Guursan Ka Carar.
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-26T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qodob Sir ah : Calamaadahaan Gabar Hadaad Ku Aragto Ha Guursan Ka Carar.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 26, 2016 and have 0 comments