Sawirro: Bisad muran ka dhex dhalisay David Cameron & Theresa May

Sawirro: Bisad muran ka dhex dhalisay David Cameron & Theresa May

Ra’isul wasaarihii hore ee dalka Britain David Cameron ayaa loo diiday in uu horay u kaxeysto Mukulaal/Bisad ku dhex nooleyd Xafiiskiisii hore ee Britain.

Ra’isul wasaaraha cusub ee Britain, Theresa May, ayaa ka hor imaaday in David Cameron uu Bisadaasi ka kaxeysto Xafiiska waxa ayna sheegtay in Bisadu ay tahay shaqaale ka tirsan dowlada, gaar ahaan Xafiiska Ra’isul wasaaraha.

Mr Theresa May waxa ay Cameron u sheegtay in Bisada ay isku bedeli doonaan madaxda danbe ee imaan doona Xafiiska hayeeshee aan laga kaxeyn doonin Xafiiska ay iminka ka howlgasho.

Mr Theresa, waxa ay sidoo kale sheegtay in wax waliba oo yaalla Xafiisyada Britain ay yihiin Hanti Qaran islamarkaana Bisadu ay qeyb ka tahay hantidaasi.

Mr Theresa May ayaa ku gacanseertay codsigii Cameron ee ahaa in loo fasaxo inuu kaxeysto Bisada.






thumbnail Title: Sawirro: Bisad muran ka dhex dhalisay David Cameron & Theresa May
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-16T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sawirro: Bisad muran ka dhex dhalisay David Cameron & Theresa May



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 16, 2016 and have 0 comments