Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan

Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan

Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan

Ilaa iyo hadda dadka inqilaabka riday waxay seexanayaan bannaanka 


waayo weli waxay ku jiraan ilaalinta dalka, 


wali layskuma hallayn karo askarta, waxaa jira dad badan oo raacsan gaalada, 


afgambiga aad buu u weynaa marka shacabka ilaa iyo hadda waxay joogaan bannaanka magaalo kasta turki ah, 


dad kasta iyaga ayaa ilaalsan kara dalkooda, 


madaxweynaha tukiga si fiican ayuu u dhisay  waana hormariyay


thumbnail Title: Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-21T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Shacabka turkiga ilaa iyo hadda maxay banaanka u jiifaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 21, 2016 and have 0 comments