shiirka kacsiga xiliga galmada iyo kan shaqada maxey ku kala duwan yihiin

shiirka kacsiga xiliga galmada iyo kan shaqada maxey ku kala duwan yihiin

Shiirka dadka ka soo go’o wuxuu u kala baxaa labo nooc midka koowaad waa shiirka qofka markuu daalo ama shaqo culus qabto ama xilli kulayl uu meel dheer u lugeeyo waxaa ka soo daata jirkiisa dhidid, dhibka ka soo daata labada kilkilood wuxuu leeyahay shiir gaar ah. shiirkaas naftu way kahataa ma jiclo qofka markuu kaa uriyo wuxuu dareemaa yaqyaqsi daran.

midka labaad waa jiirka la xiriira dareenka jirka sida xishoodka cabsida ama kacsiga, midka kacsiga ayaa ugu caansan oo leh saamays weyn, ninka markuu kacsado waxaa ka soo baxa labadiisa kikilood shiir kacsiyeed oo xoog badan marka ay naagta uriso iyaduna raaxo iyo dareen ayay ka qaadaa, waxaa la mid ah naagta marka ay shiirto kacsi dartii ninka uu shiirkeeda uriyo isagana wuuxuu dareemayaa kacsi raaxo, shiirka kuma xirna nadaafadda waxaa uu soo baxaa isagoo qofka hadda soo qubaystay oo musqusha ka soo baxay wuxuu la xiriiraa kacsiga dareenka dadka. sidaa daraadeed waxaad arkaysaa xayawaanka marka ay isu tagayaa waxay u kaalmaystaan shiir, sida ayga oo kale wuxuu ogaanaa dheddiga inay galmo u baahan tahay shiirka uu soo daayo farjigeeda, sidaas waxaa la mid ah dameerka wuxuu u imaanayaa dheddiga markaas ayuu ursanayaa farjigeeda wuxuu dareemayaa inay galmo diyaar u tahay, waxaasoo dhan waxay adeegsadeen urka ama shiirka oo astaan u ah galmada, sidaas waxaa la mid ah dadka, laakin dad badan arrintan ma oga qaabka ay tahay


thumbnail Title: shiirka kacsiga xiliga galmada iyo kan shaqada maxey ku kala duwan yihiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-04T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
shiirka kacsiga xiliga galmada iyo kan shaqada maxey ku kala duwan yihiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 04, 2016 and have 0 comments