Sidayba gabadha lo bikrada jabiya

Sida horay aan u soo sheegnay galmada dareenkeeda waa lagu dhashaa, gudniinkana waa laga yaabaa inuu yareeyo dareenkaas laakin ma tirtiri karo, 


gabdhaha yaryar marka ay soo qaangaaraan oo ay yeeshtaan dareenka kacsiga, aad baa waxay uga dareemaan cambarka faruurihiisa iyo kintirka, 


xitaa waa ku filan tahay in meesha keliya geedka loo saaro way ku gaari karaan gariirka galmada buraashkaas, 


laakin marka ay da’dooda gaarto soddoon sano dareenkooda kacsiga wuxuu isu rogaa gudaha cambarka, markaas ayaa waxaa la dhahaa naagta bislaatay waa naagta dareenkeeda gudaha ah, 


marka ninka waxaa laga rabaa inuu naagtiisa sida la rabay u fahmo waxa ay u baahan tahay xagga raaxada iyo dareenka, waayo guriga sidaas ayuu ku noqonayaa mid ay ka jirto kalsooni buuxda.

jacaylka xaaskaaga waxaad ku ilaalin kartaa inaad ka dhigto mid kugu raaxaysan karta oo gaari karta raaxada ay kaaga baahan tahay.